Wabiga Shabelle oo ku fatahay degmada Afgooye iyo degaano hoos taga (Sawirro)

Wabiga shabelle ayaa ku fatahay tuulooyin hoostaga degmada Afhooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaana ka dhashay qasaare isugu jira burbur guryo,beero iyo barakac dadkii ku noolaa 6 tuulo. Fatahada wabiga ayaa sidoo kale soo gaaray qaybo kamid ah gudaha degmada Afhooye sida ay sheegeen maamulka degmada. Fatahaada uu sameeyay ayaa ka dambaysa markii biyo aad … Continue reading Wabiga Shabelle oo ku fatahay degmada Afgooye iyo degaano hoos taga (Sawirro)